Dhegayso…Beelaha dega Bakool oo markii ugu horeysay diiday in Ogaadeen wax ka badan hal Xubin laga siiyo Baarlamaanka K/G.

1
93

bakoolBeelaha dega Bakool oo markii ugu horeysay diiday in Ogaadeen wax ka badan hal Xubin laga siiyo Baarlamaanka K/G kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka gobolka ayaa waxay uga digeen Shariif Xasan inuu wax ka badan hal xubin uu siiyo beesha Ogaadeen.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

1 COMMENT

  1. hal hubin hitaa haq uma lahan aniga saan qabo ee qof baahi heysa ama dhiban in wah la siiyo aa waajib ah sida diinta na fartey digil iyo miriflaha dega jubooyinka iyo gedo wa in ay isku hirmaan ayagana oo ay racaan jidka reer bakool wa mida aan qabo jubooyinka iyo gedo ogaaden hal tuulo oo la dhaho af madoow ayow ka degaa waligiisana meeshas ayow kursi ka heli jirey sidey ku dhacdey in oow dhulki dhan dhaho anaaa leh ha la iiga danbeeyo wa xaaran cad oo geed loogu soo qanban hita tuulada oow sheegto oo ah afmadoow naagta la dhihi jirey ogaaden ma ahan wa naag digil iyo mirifle ah taasna waa wada ognahay oo wahaan ognahay dadki tuuladas soo dejiyey tuuladi la soo dejiyey in oow ka weynaayo digil iyo miriflaha dega dhulkaas jubooyinka iyo gedo aa keeney sidaa ogaada wsc

Comments are closed.