Dhegeyso:- Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Badbaadey Weerarkii Hottel Saxafi

0
23

baaruudSheikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kana mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay weerarkii saaka Alshabaab kusoo qaadeen dhismaha Hotel Saxafi ayaa ka sheekeeyay waxyaabihii yaabka badnaa ee uu la kulmay.

Sheikh Nuur, ayaa sheegay in markii qaraxa koowaad uu dhacayay ku sugnaa qolka uuka degen yahay hotelka Saxafi, islamarkaana wuxuu sheegay inuusan ka dhex bixin qolkiisa, sida uu sheegay.