Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran oo Ka Hadley Xarigii Gardarada Ahaa ee Loo Geystey Weriyeyaasha Universal

0
45

badiyowGudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Pro c/rahman macalin c/llahi baadiyow oo la hadlayey waraabintha universal ayaa daaha ka qaadey waxa ay ku kacdey xukuuma in ay tahay qalad isla markaana ay meel kaga dhacdey shariciga suxuufioyiinta.

Prof baadiyow ayaa sheegey in xiligii caburinta uu dhamaadey somaliya laga doonayo in ay hiigsado dimoqradiyad tiaam ah halka ay xukuumada sameyneyso dib u gurasho wuxuuna ku booriyey in sida ugu dhqsiyaha badan lagu soo daayo suxuufiyiinta sida sharci darada ah ugu xiran dowlada.

Wareysigii Pro c/rahman macalin c/llahi baadiyow oo dhan waaka ii nala daawada.