Dhegayso..Hub kadhis laga sameeyo gobolka Shabeelaha hoose oo la soo dhoweeyay

1
30

akeDadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayaa soo dhoweeyay talaabo la filaayo in maamulka KoonfurGalbeed uu kasameeyo gobolka oo ku wajahan hubka Sharcidarada ah ee gobolka buux dhaafiyay.

Halkaan ka dhegaysoUnknown Album

 

1 COMMENT

  1. kkkkkk , waa wax lagu qoslo hubka maalinkasyo dadka lagu laayo waa hubka doowlad ku sheega xassan culusow .Ciidamo beeledka meleteriga meeqaa dad rayid ah oo ay dileen meeqey kufsadeen meeqey gubeen? Dadka deegaanka weyshegeen marar badan weyna sheegi doonaan hubkooda way isku difaaci doonaan inta ay noolyihiin. Arinta hada lawado waa hubka dhiiib aan ku gumaadee . soomaaliya meelihii nabada iyo cadaalada ka jirtey hub lagama qaadin ma shabeelaha hoosaa laga bilabaa . BIIMAALOW YAAN LEYDIN GAADIN .

Comments are closed.