Daawo Xildhibaanadii ka Qeyb Qaatey Barnaamijkii Dood Wadaag oo Kasoo Horjeestey Xariga Wariyeyasha Universal Tv

0
28

xildhibanXildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federalka somlaiya oo ka qeyb qaatey barnaamijkii dood wadaag ee keen in xabsiga loo taxaabo weriyeyaal ka tirsan telefishinka universal ayaa waxaa ay sheegeen in ay qalad tahay xarigaas asaga ah sida ugu dhaqsiyaha badan in lagu sii daayo hadalkii xildhibaanada waakan ee naka daawada