Daawo sawir uu amiin ka sameeyey Xariga Wariyeyasha Universal

0
154

Amin camirDowlada federalka somaliya ayaa in mudo ahba waxaa ay isu deyeysey in ay af qabato warbaahinta ayagoo qaar badan xabsiga dhigay amiin acamir oo badanaba u dhuun duleela siyaasada ayaa waxaa uu sawirka ku tilmaamayaa in xukuumada iyo dowlada itoobiyaba ay aad uga soo horjeedo tabinta qaabka uu ku socdo dalka somaliya iyo damaca itoobiya ay ku kala qeybineyso wadanka ayagoo goob walba u dhiibtey qof aan ka shaqeyneyn ama u danqaneyn xornimada iyo qaranimada somaliyeed.

TV_UNIV