Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Kasii Daayey Faniniintii u Xirnaa Kadib Kolkii Ay Ku Waayeen Dembi

0
48

Xiddigaha_Geeska_660Kol dhow ayey kolkii ay maamulka somaliland xabsiga u taxaabeen 4 fanaan oo barnaamij faneed u tegey magalada muqdisho, Maanta ayaa waxaa xabsiga laga sii daayey fanantii isla markaana waxaana warbaahinta la hadley gudoomiyaha kooxda xidigaha geeska.