Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Xertiisa Sida Runta Loogu Sheegey Hadeyba Wax Fahmayaan

0
61

xasan shKulan dhawaan ka dhaway magalada afgooye ayaa waxaa aynu helney clip video ka mid ah dadkii halkaasi ka hadley ayagoo si waadax ah runta ugu sheegey madaxweyne xasan sheekh iyo wafdigii la socdey bal nala daawada videogan.