Dhegeyso:-Gudomiyaha Arimaha Bulshada iyo Isboortiga Degmada Qoryooleey oo Isku Dhiibe Alshabab

0
29

qoryooleyMadaxii Arimaha Bulshada iyo Sportiga ee Degmada Qoryoole Ee Gobolka shabeelada hoose ayaa isku dhiibay Xarakada Shabaab ka dib markii uu ka goostay Maamulkii halkaasi ka talin jiray.
Mas’uulkan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Cismaan (Maxamed Colow) ayaa sheegay in sababo kala duwan ay ku dhaliyeen inuu isku dhiibo dagaalyahaanada Shabaab.

Maxamed Cali Cismaan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilklada

Maxamed Cali Cismaan Mobil