Dhegayso..XILDHIBAAN DALXA OO DOWLADA KU EEDEEYAY IN AY WELI QABIIL WAX KU QIIMAYSO

0
42

dalxaXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxa uu markii ugu horeeyay ka dhawaajiyay inay Dowlada hada jirto ay madaxdeeda ku qiimayso hadba qabiilka uu kasoo jeedo shaqsiga mas’uulka ah halkii loo baahnaa in Mas’uulka lagu qiimeeyo xilkiisa si dowladnimo loo gaaro.

Halkan ka dhegayso Xildhibaan Dalxa