Dhegeyso:- Shariif Xasan oo Rabey Inuu U Af Qabto Shacabka Shabeelaha Hoose Kooxaha Duulaanka Ku Ah Gobolka

0
38

Sh-HooseShariif Xasan oo ka mid ahaa wefdigii shaley la socdey madaxweynaha dowlada federalka somaliyaa ayaa kol uu la hadlaayey odayaasha ka soo jeeda shabeebalaha hoose waxaa waxaa uu si weyn uga hor yimid eedihii ay u gudbinayeen madaxweynaha dowlada federalka kaasoo ay u sheegeen in kooxo kasoo kicitimey gobolo kale ay kaga harsan la yihiin deegaanadooda.

Shariif Xasan kol uu la hadlaayey shacabka ayaa waxaa uu kala kor dhacay howlihii horey loogu yiqiiney ee ahaa in dadku ay yihiin dad walaala ah dhulkana uu naga badan tyahay taasoo ay dadka qaarkood ku fasiraan in aysan weli dhamaan heshiiskii uu lasoo galey kooxaha duulaanka ku ah deegaanka .

Hadaladii Shariif Xasana waakan ee nala dhegeysta.

SHARIIF HASAN

Halkan hoose kaga dhegeysta mobilkiina

SHARIIF HASAN MOBIL