Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Waxa Kala Qabsadey Itoobiyaanka Iyo Shacabka Garbahaareey

0
36

Amin camirKol dhow ayey aheyd kolii itoobiyaanka ay isku dayeen in ay soo qabtaan gudoomiyihii hore ee gobolka gado kaasoo suura gal u noqon weydey ciidankii itoobiyaanka, Amiin oo howlahaas u dhuun dalooley ayaa isana kasoo saarey sawir gacmeed la magac baxay NINKII DHOOF KU YIMID BEY GEERIDU DHIBEYSAA.

ETHIOPIA2015