DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

0
28
astaanta wadajirradio–Muran wali ka taagan maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeelaha DHexe.
–Al-shabaab oo dib u La Wareegay degaanka Buuq-aqable ee gobolka  Hiiraan
–Masuuliyiin gaaray degmada Ceelbuur.
–Shabaab oo lagu eedeeyay dilka dad rayid ah degmada Bardaale gobolka Baay
–Afhayeenka Maamulka Shariif oo ku dhawaaqay mudo kordhin loo sameeyay ergadii soo xuli lahayd Xildhibaanada KoonfurGalbeed
–Xildhibaanada Beeshe SADE iyo xubno ay kamid yihiin Barre Hiraale iyo Maxamuud Sayid Aadan oo Muqdisho ku shiray, maxay ka wada hadleen?
 –Suldaan Beyle oo ku dhawaaqey in shir Dib u heshiisin ah loo Qabto Beelaha Daarood.

Wararka wadajirradio Atlanta 2