Dhegeyso:Wasiirka Caafimaadka oo Ka Waramey Arimo Xasaasi Ah Oo Hortaagan wasaaradeeda

0
55

xaawoWasiirka Caafimaadka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo u warantey VOA ayaa sheegtay in dhaqaale xumo darteed ay u socon la’yihiin qorshihii Wasaaradda, iyadoo xustay in aan wali la sameynadeegyadii caafimaadka aas aasiga ee dalka oo dhan loogu baahin lahaa.

Wasiiradda ayaa sheegtay in dowladda aanay gacanta ku heyn dhaqaalihii caafimaadka, isla markaana Beesha Caalamka wali gacanta ku heyso, ayaa waxay xustay in hadii dhaqaalaha gacanta ku heyn laheyd ay sidan ka fiicnaan laheyd.

Hadaladeediina waxaa ka mid ahaa.

Wasiirada Caafimaadka Xaawa

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Wasiirada Caafimaadka Xaawa mobil