Dhegeyso:- Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla oo Ka Hadley Moshinkii Laga Keeney Madaxweynaha

0
53

mahadGudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomalaiya Mahad Cabdalla Cawad oo wax laga weydiiyay halka uu ku danbeeyay mooshinkii laga keeney madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu ku jawaabey sidan.

Mahad Cabdalla

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Mahad Cabdalla mobile