Daawo “Keyga Lihi Kaagana Waan Kula Leenahay” Majeerteen oo Fariin u Direy Shariif xasan

3
120

majerteenBeryahanba 3da gobol ee uu maamulo Shariif Xasan waxaa ka socdey halheys oroneysa ku qabso ku qadi meyside walo hal xubin lagaa siiyo, Qaar ka tirsan waxgaradka beesha majeerteen ayaa waxaa ay maanta shariif xasan ku eedeeyeen in maamulkaasi aan waxba laga siin.

Hadaladoodiina waakan ee nala dhegeysta.

 

 

3 COMMENTS

  1. Asc, aniga waxan qaba in aay xaq u leyihin in aaay dhahan sadaxdan gobol waxban ku lenahay maxa yeley hadii Hawiye wax ku yeshey shabellaha hoose maxa u didayo Daarod in u wax ku yesho Bay iyo Bakol.

  2. Daafeet.com Bismillaahiyoow oo mabba shiihaayaanaa !!!!!!?????! Al arlu lillaahi yuurithuhaa man yashaa,u min cibaadihi wal caaqibatu lilmutaqiina,,,inshaa,allaahu sugaany
    nasriga ilaaheeey nisiyi doono,,waana aragaasaan mar dhow inshaa,allaahul qaadir iyaa niily jire, taako dhulkaaynu muku tabaanu,
    taako dhul dedkaliny m’y fadaanu,
    hawiye ii daaroodoow ogaada xaq ayaa baaqi baaqi baaqi noqon noqon noqon doooona baadilka waa la waayi doonaa,

  3. Kkkkkkkkkkkkkk
    Bariyo dalka wa ka dhamaty
    Mamulka waxa dhisanayo misna leh Reer konfur Galbed
    Ee ninkasto dagankisa haku kalsonado
    Keyga lihi kagana kula lihi Xabad ayn ka xiran iyo nin dad gowracno
    Marka ninki diyar U ah fogaraha halagugu arko

    Familada yar 1972 qaxoti nimada kuyimidna shan shan in laysku dulsaro ayn la bireyna
    Hadeydan warka deynin

Comments are closed.