Dhegeyso:-Degmada Afgooye oo Maanta Laga Heley Nin Madaxa Laga Jarey

0
54

afgooyeDeegaanka lagu magacaabo Sabiidi oo duleedka Degmada Afgooye ka tirsan ayaa saaka lagu arkey meydka nin la sheegay in qoorta laga jaray.
Ninka qoorta laga jaray waxaa magaciisa lagu koobay Maxamuud, wuxuu ahaa wade mid ka mid ah Makiinadaha Beeraha lagu falo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkaan uu raac-raaci jiray ciidamada Dowladda ee Degmada Afgooye ku sugan, arimahaasina ay u tuhmayaan sababta loo dilay.

degmada afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

degmada afgooye mobil