Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sharci Cusub Kusoo Rogey Warbaahinta Ka Howlgasha Gobolada Dhexe

0
35

Ururka Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe dalka Somalia, ayaasharuuchor leh waxa ay ku soo rogey Warbaahinta ka howlgasha deeganada ay ku sugan yihiin.

Sharuucdan Ahlu Sunna ay soo saareen ayaa ah in Warbaahinta aysan baahin karin wararka ku saabsan ciidanka Ahlu Sunna, hubka ay haystaan inta uu la eegyahay iyo tiradooda inataba.

Sarkal ka tirsan Ahlu Sunna oo lagu magacaabo Mursal Sheekh Maxamed Xeefoow, oo la hadley Warbaahinta ayaa sheegey in ay mamnuuc ka tahay baahinta wararka dhanka ciidanka ku saabsan.

Wuxuu sheegay Warbaahintii aanan u hogaansamin sharuucdan inay ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan.