Daawo Barnaamijkii Afurinta Qurba Joogta Degmada Wanleweyn IYo Siduu U Dhacay Wiigii Lasoo Dhaafey

1
62

afurinWaxaa bishan barakeysan bilowgeeda ilaa iyo xiligan la taagan yahay ka socdey degmada wanleweyn barnaamij afurin ah ay ugu talagaleen qurba joogta kasoo jeeda deegaanka in ay ku afuriyaan dadka danyarta ah ee aan waxba heysan.

Waxaan harey idinkugu soo gudbiney video ka turjuma sida ay howsha u wadaan gudiga gacanta ku haya howshan balaaran gudigaas ayaan waxaa uu maanta inoo soo gudbiyey howlihii isbuucii tegey ay ka qabteen degmada wanleweyn kaasoo ay afur ku siyeen dad aad u badan.

Maalmaha soo socdana waxaan idinsoo gudbin doonaa tobonka ugu dambeeya bisha ramadaan iyo howlaha ku aadan afurinta oo ay inoo soo gudbin doonaa haduu alah idmo.

1 COMMENT

  1. asc
    sannadkaan aad iyo aad ayey u dadaaleen dhamaan jaaliyadda kala duwan oo ka kala jira afrika aasiya amerika iyo oroba ee reer daafeetka ah , hala dadaalo inshaa alaah sannadka dambe sidaan way ka sii fiicnaanaysaa tijaabada waa lagu guulaystay wixii qalad ahna waa la saxayaa intii ka shaqeysayna alaha ka ajirsiiyo intii wax soo dhiibtayna alaha ka ajirsiiyo. waa la bilaabay joogto ha ahaato .

Comments are closed.