Dhegeyso:-Taliyaha Maleeshiyaadka ku Labisan Dareska Dowlada ee Ku Sugan Degmada Wanleweyn oo Ku Eedeyey Maaamulka Degmada Iney La Jiraan Alshabab

0
30

wanleMid ka mid ah horjogayaasha maleeshiyaadka ku labisan dareyska ciidanka dowlada ee ku sugan degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa beeniyey in ay maleeshiyaadkaasi ka bexeen degmada xaley kolkey alshabab weerar kusoo qaadey degmada.

Horjoogaha maleeshiyaadkaas oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Tareedisho, ayaa sheegay in maleeshiyaadkiisa aysan ka bixin degmada ayna hada ku sugan yihiin halkaas.

Waxaa kalloo ku eedeeyey maamulkii degmada in ay yihiin kuwo la shaqeeya alshabab isla markaana ayaga ay buun buuninayaan in alshabab ay halkaasi soo gashey taasoo uu ku tilmaamey wax k ama jiraan.

Taliyaha maleeshiyaadka dowlada ee wanleweyn

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Taliyaha maleeshiyaadka dowlada ee wanleweyn mobil