Fiirso Sawir Yaableh oo uu Amiin Camir Ka Sameeyey Laab lakaca Puntland

3
32

aminKol dhow ayey aheyd kolkii ay bananbax ka dhan ah dowlada federalka ay maamulka puntland ka abaabushey magalada gaalkacyo bananbax loga soo hojeedo masuuliyiinta sar sare ee dowlada federalka aygoo ku eedeynayey in ay yihiin qaran dumis iyo qabiil jecleysi.

Amiin camir ayaa qalinkiisa u qaatey sawir aan caadi aheyna ka sameeyey qaabka uu bananbaaxsi u dhacay.

jawaari

3 COMMENTS

  1. puntland,waxay isumaleynaysaa in xukuumada iyada kasareyso waxa somali la,istaaqi la,dahayna iyada uqa wacan daqaal hadii layiraahdana iyada uga fuleeysan khiyaamana iyadaa uqa sareeysaa,waxaaba kaqa fiican inay cadeeysato sida somaliland gooni isutaageeda u soo bandhigtey qaranimona imaanmeyso inta hawiye daaruud isu booteynayaan,

  2. daafeet waa shirkad calooshood u shaqaystayaal ah waayo dhulkoodii ayaa bari hore laga qaatay markaas ayaad gobol dadkiisii u tashaday ka daba qayl yeysaan dhulkiinii ayaa la idinku adoonsanayaa , dadka ka soo jeeda daafeet iyo sh.hoose bay bakool sida loogu gumaysto putland waad yaabi markaas afka ka jeediya dadka dhulkooda u tashaday
    fadlan daafeet warka amin camir ka hadha waa wiil ciil qora canaan ta marba halkuu doono

Comments are closed.