Dhegeyso:- Amisom iyo Alshabab oo Xaley Ku Dagaalamey Deegaanka Tooratootow

0
59

DagaalGudoomiyaha degaanka Toora-torow ee gobolka Sh/hoose Gaabow Buula Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay dagaalka xalay ka dhacay Deegaankaasi,kaasi oo u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya AMISOM.

Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in saaka weerar lagu qaaday xarun ciidamada AMISIM ay deggan yihiin.

Sida wararka ay sheegayaan weerarka ayaa marka hore weerarka uu ku bilowday gaari uu saarnaa qof is qarxiyay kaas oo illinka laga galo xerada ku qarxay.

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha dhabta ah ee soo gaarey labadii dhinac ee halkaasi ku dagaalamey

Tooratoorow