Dhegeyso:- Wareysi Aad u Kulul oo ay Golaha Dimoqradiyada iyo Midnimada La yeesheen Xildhibaan Afaraale

4
35

afaraaleGolaha dimoqradiyada iyo midnimada ayaa shaley waxaa uu wareysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshey xildhibaan Maxamed Afaraale wareysigaas ayaa waxaa uu kaga waramey xaalada guud ee uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan mida koonfur galbeed wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.

Wareysi Xildhibaan Maxamed Afaraale

halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wareysi Xildhibaan Maxamed Afaraale mobil

4 COMMENTS

  1. War nimanyahow waxan la yaabsanahay inaan hadda geylino marka shalay la burburiyey dowladdi xalaasha aheyd ee sida sharafta iyo xaqqa ah lagu dhisay ee lixda gobol aheyd. Marka ninkii ugu weynaa ee mabdalaawe Nuunow u ku darsamay tan xaaraanta ah ee saddexda gobol. War aan iska aamusno mar haddi dadkeyna ay wax mabda ah aan laheen oo keliya hunguri doon layahay, waa la oga marka aan daba orodnay seddax gobol in aan oggolaannay in aan saddexda kale wax kulaheen I am sorry to say but (IT IS TOO LATE)

  2. waxa dhageystay walaalkey Afaraale laakiin ma aaminsani iney hadda wax qaban karaan waad maqasheen waxa uu ku hadlay ninka heysto dhulkeenna shalay talo wexey la gudbooneyd markii lixda la sameeyey in lagu adkeysto hadda waxay ila tahay talo faraheenna wey ka baxday oo hadda waad aragtaan waxa ka socdo Sh/Hoose dayuurad la raacraaco iyo dad kuu soo shirshiro dhul laguma xoreynaayo ee talo kale keena with all do respect D/M rag mabda iyo dadnimo leh ma qabo ma aragteen Puntland wexey ku adkeysaneysaa in Mudug lakala gooyo raggeenina dhulkeeni ayey dad kale heshiisyo kula gelaayaan come on yaan lays indho iyo dhego tirin shalay aaway qiiradii lixda marka hadda aan seddax kadaba ordeyno oo nalagu heysto please

  3. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Aduunka iyo waxa ku dhexnool waxaa iska leh Allah,wuxuuna ku abuurey laba laba hadii aad aragto sadex waa wax ka baxsan dabeecada, Digilmirifle aan aragno goorta laba midkoot uu noqdo intaa waxaa ii wehliya” hadal badan xaan mabuuxsho”

Comments are closed.