Daawo Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo Fariin Adag u Direy Maamulka Shariif Xasan iyo Barlamanka Dowlada

3
47

axmed madoobeHogaamiyaha Maamulka Raskambooni Axmed Madoobe ayaa waxa uu si cara leh uga hadlay Mooshinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ka keeneyn Baarlamaanka cusub ee Maamulkiisa.

Waxaa kaloo uu ka hadley maamulka shariif xasan wuxuuna sheegey in aygoo taagan hurdatyaan oo ay riyo ku jiraan.

 

3 COMMENTS

  1. ninkan beentiisa xadkey goysay askari kenyan ah ayaa xukuma kismaayo kana saartay alshabaab

  2. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Digilmirifle:goormaat wax garataa?goormaat gilgitaa?goormaat la timaada aragti ka duwan tan maanta?goormaat ka baxda geekii mariidii aniiba ahmed baa haayi wee aniiba hasan baa haayi?ha fududeysan su’aasha hadii kale waxaad waayi doontaa sadexdii lagu sheegey!!!!!!!!!wah wah wah wah wah ku waalooy reedshee.

  3. Ogaadeen oo aan degin 3daxda gobol shariif sakiin ayaa wasiiro siiyay way ku fiicantahay in abaalkiisa saan laga dhigo siyaasadaan digil iyo mirifle way ku wareereen daacad nimo masoconeyso sakiina daacad maba ahane lkn dadkaaga markaa wax ka dhigato oo aad weyneysato , dadka kale way kaa danmbeynayaan.qabiila badan oo digil ah ayuusan siinin xaqooda shariifka marka onlf aad siineyso kursi dadka deegaanka sii hadana ahmed madoowe jawaab fiican ayuu kusiiyay

Comments are closed.