Dhegayso…Wararka W adajirradio Atlanta

0
35

wadajirradioo

 

 

 

 

—Ciidamada Milatariga dowlada soomaaliya oo maanta ku dagaalamay Isbaaro u taalay deegaanka Mubaarak Degmada awdheegle.
—Maamulka waajid oo bilaabay howlo ay ku furayaan wadooyinka soo gala magaalada
—Maamulka degmada Ceelwaaq oo ka hadley Dab xoogan oo baabi’iyay Suuqii Ceel-waaq ee Gedo
—Khilaaf wali ka taagan magaalada Cadaado iyo shirka maamul u samaynta gobalada dhexe.
—Shirka dib u heshiisiinta beelaha gobalka Hiiraan oo horu dhac u ah shirka maamul u samaynta gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo wali ka socda magaalada Baladweyne.

Wararka Wadajirradio Atlanta