Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Eedo Kulul usoo Jeediyey Madaxweyne xasan Sheekh iyo Dowladaha Igad

0
67

Xildhibaan-Daahir-Amiin-Jeesow-Xildhibaan Daahir Ameen Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaan dowlada federalka somaliya isla markaana ah gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha gudaha iyo federalka golaha shacabka ayaa sharci daro ku tilmaamey xafladii caleemasaarka maamulka Axmed madoobe ee shaley ka dhacdey magalada kismaanyo.

Waxaa kaloo uu intaasi ku darey in baarlamaanka dowlada federalka ay kasoo saari doonto qaraar baarlamaani ah kasoo saari doono wasiirada arimaha dibada ee Igad ay faragellinta ay somaliya ku heyso faraha kala baxaan.

Hadaladii xildhibaan Jiisowna waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Daahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Daahir Amiin Mobil