Dhegayso..Baydhabo oo laga baadi goobayo baabuuro qarax xunbaarsan

0
25

siro

 

 

 

 

 

Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in magaaladu ay ka jiraan howlo lagu sheegay sugida Amniga kadib kolkii si ay sheegeen laamaha Amniga Baydhabo ay ka war heleen in magaaladu ay soo gaareen Baabuuro sida waxyaabaha Qarxa.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album