Fiirso Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xaalka Lala Damacsan Yahay Gobolka banaadir

1
28

Amin_AmirWaxaa beryahan ka socdey magalada muqdisho loolan la doonayo in gobolka banaadir lagu daro gobolka shabeelaha dhexe si loo sameeyo maamul goboleed ka kooban Banaadir iyo gobolkanshabeelaha dhexe amiin camir oo mar walba la socda siyaasada guud ee dalka ayaa waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey xaaladaa guud ee uu ku sugan yahay gobolka banaadir.

BANAADIR

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Wax reer banaadir ay arki waayeen shaleyto,ayey maanta arkeen,ha arkaan ma xumee wax miyey ka qaban karaan baabi’inta magaca BANAADIR ?dalka iyo dadka waxaa difaaca dhalinyaro odayaal wadani ah ay hor socdaan,taasi hore ayaa loo waayey maanta mala heli karaa?horey baawaxaa loo yiri”nin bastoolad haysto,buunyaale ka ordaayo barbaarta reer banaadir beer baaqatey waaye”magacii banaadir oo muqdishow lagu haayey maanta in la dhigo ciilka ayaa ugu harsan maalmo .

Comments are closed.