Daawo Beesha Shiikhaal oo Eedeyn Usoo Jeedisey Maamulka Axmed Madoobe

2
29

besha shiqalKulan ay isugu yimaadeen beesha Shiiqaal ayaa waxaa ay eedeyn uga soo jeedisey maamulka Axmed Madoobe ayagoo ku eedeeyey in si xaq daro ah uu ku qeybiyey xubnaha baarlamaanka maamulkiisa< Horaa somali ugu maahmaahdey Hal Xaraan ah Nirig Xalaal ma dhasho ayadoo markii horaba somalida inteeda badan ay raali ka ahayd dulmiga lagu taageerey Axmed Madoobe ayaa maanta waxaa aad usoo badanaya dadka cambaareynaya balse suaasha wexey tahay cambaareyntaasi wax ma tari doontaa?

2 COMMENTS

  1. Xalka Cadaaladarrada ka jirta Jubooyinka waa inay isbahaystaan: Shiikhaal, Digil & Mirifle, Dirta iyo inta kale ee dulmani.

    Isla markaa waa in baaqoodo meelkasta gaaraa;Soomaalida kalena loo sheego in deeganadaas loogu talagalay isir gedis (Clan cleansing), sed bursiimo iyo dhulboob.

    Wa Bilaahi Towfiiq.

Comments are closed.