Daawo Culumaa’udiinka Somaliyeed ee Ku Nool Dalka Kenya oo Cambaareeyey Qarixii Ka Dhacay Jaamacada Gaarisa

0
24

kenyaCulumaa’udiinka somaliyeed ee ku noo dalka kenya ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxaa ay ku cambaareeyeen dadkii dhawaan lagu laayey jaamada gaarisa kaasoo ay sheegatey in ay ka dambeeyeen Alshabab culumaa’udiinkan ayaa waxaa ay ugu baaqeen shacabka reer kenya in aysan ku dhicin waxa ay maleegayaan kooxaha doonaya in la isku dagaalo muslin iyo gaalo.