Aqriso Qaabka Loo Qeybsadey Baarlamaanka Jubba iyo Halka La Dhigey Dadkii Deegaanka Lahaa

3
125

jubaXildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubba ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay shalay galinkii dambe, kadib markii lasoo dhameystiray xulistooda oo ka socotay Magaalada Kismaayo.
Xildhibaanada ayaa dhamaantood la mariyay dhaar, waxayna kadib Gudoomiye kumeel gaar ah u doorteen Sheekh Cabdi Yuusuf oo ahaa shaqsiga ugu da’da weynaa kana soo jeeda Beesha Ogaadeen.

Waxaa muuqata in Beelaha Daarood Ismaaciil Sedbursi Balaaran ku Maroorsadeen Xilalkii Beelaha Digil I Mirifle.

Ogaadeen

1. Cali Cabdi Maxamed (Hoog)
2. Riyaaq Cabdi Xasan
3. Maxamed Sheekh Cabdi Kilaas
4. Cabdi Xiish Shide
5. Xuseen Xirsi Axmed
6. Maxamuud Maxamed Faarax
7. Geele Muhumed Aadan
8. Xasan Shacbaan Maxamed
9. Aadan Cali Iftiin
10. Shukri Salaax Cabdullaahi
11. Qureesho Cabdulle Xasan
12. Aadan Daahir Xasan
13. Bashiir Maxamed Baahale
14. Axmed Cabdi Diiriye (Caraale)
15. Sheekh Cabdi Yuusuf Cali
16. Sheekh Maxamed Xuseen Dhoofaan
17. Axmed Xasan Cabdi
18. Siraaje Sahal Barre
19. Cali Xasan Aadan
20. Cabdirahmaan Xaaji C/kariim
21. Cismaaciil Yuusuf Cabdi (Caato)

Mareexaan

1. Cabdi Maxamed Cabdi
2. Maxamed Affey Maxamuud
3. Maxamed Iftiin Maxamed
4. Maxamed Barre Cabdi
5. Cabdikariim Sheekh Cilmi Faarax
6. Faadumo Faarax Aadan
7. Faarax Ibraahim Xasan
8. Cabdi Yarow Xuseen
9. Bashiir Faaqid Buraale
10. Maxamed Nuur Cali
11. Maxamed Daa’uud Cumar
12. Ibraahim Cabdullaahi Yuusuf
13. Bile Cabdi Cabdulle
14. Shire Cabdi Maxamed
15. Maxamuud Maxamed Cabdulle
16. Axmed Maxamed Abuukar
17. Shuceyb Ibraahim Faarax
18. Maxamed Nuur Buule
19. Axmed Ismaaciil Maxamed

Harti Daarood

1. Cabdullaahi Maxamed Nuur
2. Xiirad Ismaaciil Maxamed
3. Aadan Khaliif Yuusuf
4. Cabdixakiim Jaamac Cilmi
5. Bashiir Axmed Cumar
6. Cabdirashiid Diiriye Cismaan
7. Maxamed Cali Yuusuf

Leylkase

1. Cabdiwaaxid Axmed Maxamed

Digil I Mirifle

1. Cabdi Isaaq Ibraahim (Digil/Garre)
2. Isaaq Xuseen Ibraahim (Digil/Garre)
3. Cabdi Kaamil Maxamed Shariif (Mirifle/Asharaaf)
4. Maxamed Cabdi Salaan Mayow (Mirifle/Geeledle)
5. Axmed Cabdi Xafiid Maxamed (Digil/Dabarre)
6. Cabdi Maxamed Cabdirahmaan (Mirifle/Yantaar)
7. Diinow Cabdullaahi Maxamed (Mirifle/Gawaaweyn)
8. Mukhtaar Maxamed Maxamuud (Mirifle/Eelaay)
9. Cali Guure Maxamed (Mrifle/Macalinweyne)
10. Xusseen Shiinow Cali (Mirifle/Macalinweyne)

Sheekhaal

1. Faadumo Gurey Cali
2. Khadiijo Aadan Cabdi
3. Abuubakar Bashiir Cabdullaahi

Gaaljecel

1.Cismaan Xuseen Bastoolo
2. Cabdi Baaley Xuseen
3. Cabdiqaadir Sheekh Ibraahim

Biyomaal

1.Cabdullaahi Xuseen Cali
2. Cabdirashiid Xasan Faarax
3. Xuseen Yuussuf Xassan

Cawrmale

1.Maxamed Salaad Cali
2. Iftiin Xasan Baasto
Jareerweyne
1.Cabaas Cali Ibraahim
2. Cismaan Xuseen Fayruus

Baajuun

1. Bakaar Cismaan Cali
2. Muuse Baxeero Banaa

Ajuuraan

1. Cabdi Axmed Qaasim

Wardeey

1. Cumar Buraale Axmed

3 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Cadaalad la’aan,sinaan la’aan,yas, waxay keenayaan fashil iyo hormar la’aan oo aan dhamaad lahayn.

  2. runtii ma ahan wax LA aqbali karo in dadkii dhulka lahaa xaqoodii LA duudsiiyo mana ahan mid hirgali doonto haday Amisom iyo dawlado daris Ku faanayaan idinma dul taagnaan doonaan. “LAND TO THE TILLER” DHULKA WAXAA ISKALEH NINKA TACBADA.

Comments are closed.