Agasimaha Guud ee wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Ismaciil Yusuf oo Dhaawac Kasoo gaarey Qaraxii Maanta

1
32

ismacil yusufWeerarkii saaka ka dhacay Wasaarada Hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmey agaasimaha guud ee wasaarada hidaha iyo tacliinta sare Ismaaciil Yusuf.

Dhaawaca agaasimaha ayaa la sheegayaa in la dhigey cisbitaalka madina anagoo ku tala jirno in aan soo ogaano inta uu la agyahay dhaawiciisa.

1 COMMENT

  1. alxamdulilaah agaasimaha wuu nabad qabaa dhawaciisana waa mid fudud lugta aya ka jabtay xabad uguma dhicin ee meel ayuu ka booday sidas ula socda. hadane waa la kabay alxamdulilah allah caafiyo dhamaan inta wax kasoo gaaray meesha inta ku dhimatayna allah u naxariisto

Comments are closed.