Dhegayso..Reer Muqdisho oo ka horyimid in lahoos geeyo magaalada Gobol beeleed.

0
133

muq

 

 

 

 

 

Gobalka Banaadir oo lagu qasbayo inuu raaco maamulka loo samaynayo gobalada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa dadkii Ahalka u ahaa gobolka ee loogu yimid haatan baraarugay iyagoona diidmo kala horyimid kooxaha dhul boobka ah ee Caasimada ku haysta dadkii lahaa.

Reer Muqdisho oo aan u kala harin ayay waxay wada qaateen in caasimada loo daayo sideeda.

Halkan ka dhegaysoWarbixin Maxamed kaafi Sheekh Abuukar