Daawo Xildhibaan Luul Tahliil oo Qirtey In Shacabka Koonfur galbeed Danahoodii La Seejiyey

3
322

ubax tahlilXildhibaanad Luul Tahliil oo ka tirsan xildhibaanada qaranka somaliyeed ayaa kol ay ka hadleysey shirka looga hadlayey danaha dadka dega gobolada dhexe ayaa waxaa ay xukuumada ku eedeysey ina sheegtey in aysan gobolada dhexe ahayn sida kuwa warqada beenta aad u qorteen oo aad danahooda ku seejiseen taasoo ula jeedey koonfur galbeed.

3 COMMENTS

  1. Sidaad arkeysaan, Gabadhu waxey aheyd Xildhibaanad oo wexey aminsanyihiin dadkeedii ayey sheegtay. Kuwase u dhashay Koonfur Galbeed, LAALUUSH KU NOOL AYEY KA DOORBIDEEN- maxaa yeelay haddii sidan ay u hadlaan, Hotelada ayaa laga saari lahaa Laaluushkana wuu ka istaagi lahaa. Marka walaala yaal ha isku mithaalin dad dhimasho diyaar u ah iyo Dad Kursi doon yaal aha kaliya – annagu weyna ognahay kuwa mathala Koonfur Galbeed- waxa ay yihiin iyo waxa ay tari karaan!

  2. hadlkaas hdal wanagsan ma aha waayo siyaasad bayku wadata dowladan curudka ah oo caalamka oo dhan tageersan oo hadana ku fadhiido somalia dhulka ugu fican ayey ka xuntahay iyo waliba cashurti shabelaha xoose oo labatankan sano hamar la geynaay oo hada laga reebi ayey ka xuntahay kkkkkkkkkkkkkkkkk laba gobal oo somali kuwa ugu xun ah ayaa dhisaneyaan kkkk daba gaala timir gaadhi waayi cml kkkkk

  3. walaal arintu yaa meeshaas la gaarsiin xildhibaanada fikradeeda ayeey dhiibatay,waxaa la rabay in ay xildhibaanadeena iyagana sidaas fikradooda u dhiibtaan

Comments are closed.