Dhegayso…Dhibaataynta uu ku hayo maamulka Shariif Xasan Suxufiyiinta K/G oo sii korortay kadib kolkii..

2
49

My beautiful pictureKadib kolkii todobaadadii lasoo dhaafay ay Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Baydhabo soo bandhigeen dhibaatooyinka uu ku hayo maamulka Shariif Xasan ayaa waxay taasi sababtay inuu maamulka Shariif Xasan uu qaado talaabooyin hor leh oo uu ku caburinaayo saxaafada xorta ah ee ka howlgasha magaalada Baydhaba.

Hadaba tabaadan bahalnimada ah ee uu qaaday maamulka kooxda Dulaalada ah ee uu horkacayo Shariif Xasan ayaa waxa aan ka wareysanay Gudoomiyaha Suxufiyiinta K/G Muxiyadiin Xasan Maxamed(Muxiyadiin Xusni)

Halkan Riix si aad u dhegaysato

 

2 COMMENTS

  1. Saxafiyiinta koonfur galbeed waa in aysameeyaa banaan bax kadhan ah maamulka shariif xasan sababtoo ah wuxuu wado waa caburin xoogan

  2. Aduunkaan ma jiro meel saxaafaddu ay boqolkiiba boqol ay madaxbanaan tahay sidaa darteed Wariyaasha waa inay ku hadlaan afka maamulka Ama is a aamusaan.

Comments are closed.