Daawo:- Dood Ku Saabsan Federalka oo lagu qabtey London

0
36

doodKolkii laga hadlaayo maamul goboleed deegaanada qaarkood waa loo sameeyaa oo ma laha awood ay wax ku diidaan ama ay ku ogolaadaan qaarna waxaa laga wareystaa sida ay u rabaan. taasi oo ay masuul ka yihiin iney dhacdo dadka sheegaya iney masuul ka yihiin dadka lagu dirqinaayo waxa aysan shacabkooda rabin.

Bal doodan nala daawada sida ay u dheceyso iyo halka ay taagan yihiin reer koonfur galbeed