Dhegayso…Axmed Madoobe iyo Shariif oo loogu baaqay inay qaska ka daayaan dhismaha Dowlada

0
37

baarXubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Maamulada Axmed Madoobe iyo kan Shariifka inay faragalin ku haayaan xukuumada uu soo dhisayo R/wasaare caumar Cabdirashiid, ayagoo sidoo kale wali ku adkaysanya cadaadiska ay ku haayan R/wasaaraha.

Halkan ka dhegaysoKaafi iyo baarlamaanka