Fiirso:- Sawir Yaab Leh uu Amiin Ka Sameeyey Mowqif Xumada Heysato Qaar Ka Mid Ah Shacabka iyo odey Dhaqameedyada Koonfur Galbeed

4
65

Amin_AmirAmiin camir ayaa sawirkan waxaa uu ku cabirayaa mowqif xumada heysata shacabka iyo horjoogayaasha koonfur galbeed  suaalaha la is weydiise ah goormey Mowqif cad iyo Mabda,a yeelan doonaan oo ay ka gudbi doonaan hunguriga iyo caqawa xumida ka taagan deegaanka.

amiin

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkk cajiib in kuwaan kuli lacag doon yihiin qof kastaa og baal fiiriya geesey sow isku waal waalayey oow iskaga dhigaayey nin wah u qaban kara dadkisa markow hamar tagay hal mar oow daatey oo guriga ugu galay shariif asoo tuugtamaayo waliba lakin macquul ma tahay shariifkan wa sixiroole koley wahaan lacag ley ma ahansee la iskugu dhiibi karaa xoolo aduunyo dadkaaga dhan ka dooro iyo dhulkaada suurigal ma ahan wah kalaa jira wsc

  2. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Allah siduu ula heley Jecliya Amin Camir halyeey Qalinka ku cabira dhibadata dalka ka tagan waaye ee Allah ha ku xafido.
    Ogada Dollar waa dhamanaya Damir lawe waa dhamanayaan inti leysku dhex Jiri lahaa in la kala baxo ayaa fican. WAQTIGI LA KALA SUUR MAYEEY AYAA LAGU JIRA BUUNSHO IYO BUDO AYAA LO KALA BAHAYAA (Sidu yiri mid ka mid ahaa Odey Dhaqmedyadii DM)

Comments are closed.