Daawo:- Shiikhan iyo Jini Waxa Kala Qabsadey

0
34

shekhMowduuc Diini ah oo si live ah uga socdey telfishinka ayaa waxaa si live ah usoo kala dhex galay wadaadkii iyo gabadhii su’asha weydineysey  Jini, Wadaadkii ayaa isla markiiba gartey in jini uu kala dhex galey hadalkoodi islamarkiina waxaa uu bilaabey inuu quraan aqriyo si uu jinka meesha kaga saaro.

Bal waatan ee nala daawada Acuudu Bilaahi Mina Sheydaani Rajiin

Daafeet.Com