Dhegeyso;-Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Lexda Gobol oo Shaley Doortey Gudoomiye Cusub Kii Horana Xilka Ka Xayuubiyey

4
20

baydhabo10 (2)Golaha baarlamaanka Lexda gobol ayaa maanta xilkii gudomiyaha barlamanka ka xayuubiyey gudoomiyihii hore ee barlamaanka Cumar dheere isla markaana loo magacaabey gudoomiye cusub oo lagu magacaabo Xaaji Cali.

Waxaa isla maanta halkaasi lagu doortey gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo isna lagu magacaabo Maxamed Adan Canjeex maadaama gudoomiye kuxigeenkii hore uu ku dhintey qarixii dhawaan ka dhacay magalada baydhaba.

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa warbaahinta la hadley shir gudoonka iyo labada masuul ee xilka cusub loo magacaabey hadaladoodiina waxaa ka mnid ahaa.

 

maamulka lexda gobol

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

maamulka lexda gobol mobil

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. xurda dheer ayaad ku jidhan doorasho kaliye lama rabe dagaalama oo qoriga qaata shabelaha xoose horeya waana isdooraneysin waxna mesha kuma haysin

  2. bismilahi raxmaani raxiim dhamaan waxaan halkan ka salaamayaa golaha gurtida waad salaaman tahiin salaan ka dib waxaan idinleeyahay guleysta weligiina waxaa la yirahdaa kun adiga kuladhalatey keliadeg ayaa looga baxaa marka anaguwaxeynu nahay walaaliyaal lix gobol manahin sedex gobol dadka doonaya iney wadankeena ay siiyaan dadwadankooda ku soo dhaaftey meel kale donayana iney anaga na booban oo lacag xaran ah ku guraya dadkeena aan fekerayanin manta oo ay gajeysan yihiin mooyeee beri waxaaa ladhi donaa dhulka cagaha kakhad maalintaas ayey edidoonan waxaan idin leeyahay intii ilaahay ka dhigey wax garad ha guuleystaano oo skuduubnaada inshaa,alahu waad guuleysaneysaan khura,anka ilaaahayna wadaada suusuuban ha akhriyaano khur,anka nasriga ilaahey wuuw na siin doonaa guleysta waligiina waxidka ayaan idn bariney hayeelin gumeysi weligiina sidaas iyo nabadgeliyo .

  3. Asc,waryaada dadkiina sheeganaaya lexda Gobol wxaan idin sheegeena middaa riyadda ku gidhaan marhorey ay dhammaatay ee fikir xuumidda iska daaya ee dadka talada heesta ka dambeeya ee huunu huuno iska dayaa awalba haasheenay walaalo isku ognahay Hawiye la aante ma noolaateen war al xamdullah dhaha adeeryaal haddeer nabada heesataane waxaa oraneysaan daayaa hore iskuu tol baan aheene nabadey/////////

Comments are closed.