Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
70
wadajiro
–Madaxweynaha KoonfurGalbeed oo ka tacasiyadeeyay falkii lagu gumaaday reer Baydhaba.
—Nicholas Key oo dalkbay in sharciga la hor keeno kuwii fuliyay falkii lagu weeraray Baydhaba
–Gudoomiyaha degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo ka waramay xaalada gobolka
—Maxaa  la filan karaa ka dib kalsooni kala noqoshada xukuumada R/wasaare Cabdiwali Sheekh(Maxamed Axmed Cali)
–Qaar ka mid ah wasiirada xukuumada dhacday oo la baarayo.
—Qaramada Midoobay oo ku baaqday in si deg deg ah xukuumad loo soo dhiso.
—Xildhibaan Bishaar Ugaas:’’Madaxweynuhu Umada Soomaaliyeed Faa’iido uma Soo waddo’’.
———Shaqsiyaad ka shaqaynayay tahriibinta dadka oo lagu qabtay Boosaaso.
—Dalalka Ethopia iyo  Kenya oo ku heshiiyay inay dhisaan ciidan K/Soomalia ka howlgala
—Axmed Madoobe oo booqanaya Addis-Ababa
—Qoysaskii ku barakacay Daadadkii Baardheere oo Bilaabay inay Guryahooda dib ugu laabtaan(Sawiro)
—Bukaano qaba xanuunka Oof wareenka oo ku badanaya Buurdhuubo,xilli mudo 8bilood ah uu xiran yahay Isbitaalkii degmadaasi.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album