Daawo:- Malaaq Shure oo Si Adag Ula Hadley Shariif Sakiin iyo Xertiisa

4
50

Malaaq ShurowGudoomiyaha golaha guurtida ee koonfur galbeed Malaaq Shure ayaa maanta isaga oo la hadlayo warbaahin waxaa uu si aan jixin jix laheyn ula hadley madaxweynaha is magacaabey Shariif Sakiin iyo kooxda doolarka danta moodey  hadaladii Malaaq Shure waakan ee nala daawada.

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Asc, oodowyaw DAROOD & HAWIYE Xaq baa u leeyahiin Darood waxuu xaq u yeeshay Kismaayo Jubadda Hoose iyo Jubadda Dhaxe Hawiye waxa xaq u yeeshay Bay Bakool iyo Shabeelada Hoose war xagee naga soo gasheen awalba waxaad aheedeen (KOOYTO) Etiopian ah war orda dhulkiina ku noqoda awoowyaadiina u noqoda iyo OOROMADIINA-KKK

  2. faarax Mahdi laxay dhulka ma in imika la kala qaybsanayo ayaad u haysataa
    oroma waxba ha ka sheegin waa diga qaxootiga ku ehe wax kasta oo aad tahay dhamaantiin wadanka waxaa iska leh ethiopiya iyo Kenya marka laga reebe ila 100km oo wadamada kale qashinka iskaga qubaan laxay sidaa wax u fahahn

Comments are closed.