Dhegayso..Odayaasha Dhaqanka iyo Mas’uuliyiinta KoonfurGalbeed oo digniin u diray Shariif Sakiin

5
27

yourOdayaal dhaqameed iyo Mas’uuliyiinka mid ah maamulka KoonfurGalbeed ee Lixda gobol ayaa waxay maanta shir Jaraa’id kaga hadlay wixii ka dhacay Baydhabo maalintii Isniinta ahayd ee tagtay waxayna shirkooda Jaraa’id ku xuseen inayan aqoonsan doonin riyada uu Shariif Sakiin uu ku jiro sidoo kalena waxay digniin kama danbays ah siiyeen waxa loogu yeero maacuunta Sakiin.

Hadalka waxaa ku hormari doona Malaaq Ali Bare waxaana ku xigi doona Malaaq Maxamuud iyadoo ka dibna hadalka qaadan doona Malaaq Kuusoow kadibna Mawro Muraayo Ibraahim gudoomiyaha Haweenka gobolka Baay waxaana xigi doona Wasiirka Haweenka maamulka KoonfurGalbeed Faadumo Naxamed Xuseen(Faayoow) waxaana hadalka soo gunaanaday Ugaas Maxamud ku xigeenka gudoomiyaha golaha Guurtida KoonfurGalbeed.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album]

Ku dhegayso Moobilkaaga

 

 

5 COMMENTS

  1. Walaala waxan usheegeyaa in aynaan Ku qaldamin sakiinta xaaranta wadato oo cadowgiina oo dhoob dhoobey lixdiin doonta dadka yaan laka qiibin taana dhimisha ayaa dhaanta

  2. dowlad aan la agoonsan wax aytahay malah iska aamusa waayo 10 billod ayey dhisan tahay konfurgalbeed wax ay kaqabatina malahan dhibaatada ka taagan gobalka shabeelaha xoose oo maamulku gobalka qaarkis duurka ku jidho iska aamusa

  3. Asc,waryaada inaaga kala daaya waxaa sheegeysaan nima af garaneyno awalba maalag baa idin waday maxa ku diidan tahiin geesiga Shariika war nimyaaw waad gardaran tahiin war madaxweynaha K/G/Soomaaliya 3 gobol xaq buu kursiga ku fadhiyaa haddii diidaan oogaada xoog ayaad ku oogolaan doontaan idaacadaha laga hadlo wax idin kordhin meyso haddaba aamusa wararka daaya/kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Odayasha iyaga qeyb ka ah dhibka shacabka DM heysta. Suldaamo wada NGO ah malaaqyo wada musuqmaasuqa ah ayaa Sakiin iyo Madoobe keeney meeshan weliba wasiirada waxna qorin waxna aqriyin iyo weliba xooshashka fadhiya goobta odey hurdaaye jooga.

    Siyaasada DM waxay u baahan tahay dhiig cusub iyo aqoon.

    Odoyaasha hadii Alle ka baqayan marka hore ha eryaan Nuunow, ka dibna Amisom fariin culus loo diraa ultimatum la siyaa iney Baydhabo kaga baxaan suldaamada NGO iyo Malaaq $25 in Baydhabo laga saaro sida ugu dhaqsiyaha badan leh.

    Markas aya kuwa wax aqoonsaney leh ark ayan cida aqonsiga ka go’do Illaah ka sakow.

    Dhiig badan waa in loo daadiyaa si umad nadiif ah oo la ixtiraamo loo helo.

    Qabaa’lada kale waxay musharax ka soo dhigtaan qof wax bartey xitaa xil degmo, anagana waxan joognaa Sakiin, Nuunow iwm.

    Umada horumarkeeda waxaa lagu gartaa hogaankeeda, marka DM hogankiinu waa kuwan ee hadaad ku qanacsantihiin waxba yaan caruurta iskuul loo dirin.

    Ceebta umadan ku dhacdey lilaahow musliminta kale ka kori, qowm in bijahaalati fatusbixuu calaa maa tafcaluun naadimuun.

Comments are closed.