Daawo: Amiin Caamir oo Sawirka Mucjisada sannadka 2014 Ka Sameeyey Shariif Sakiin

7
137

Amin_AmirAmiin caamir ayaa waxaa uu sawir mucjiso ah ka sameeyey shariif sakiin sawirkaas oo kolka aad eegto ku tusaya halka uu salka ku hayo sayaasada uu huwan yahay shariifka.

sakiin

 

Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. Dad siyaasiyiin iyo aqoonyahano isku sheegaya laakiin siyaasad iyo aqoon toona aan fahamsaneyn ayaa ummaddaan dhiiggooda ku khamaaraya. War maxaa masaakiintaan looga horgeynayaa ciidamo hubeysan oo ujeeddo dheer ka leh geyiga KG, go’aankooda iyo taladoodana iyaga iska wata.

  2. reewin amee wal fahmee nin hasuuqayo ayaa in hashabtumayaan arlaadii gatay ayaa lafiirsidohaye dhiig lawo nimadaas mahaytiy ilahay umada ha kaqabto reewin madari walba mafahmow miyaa dhimkan la kahayo ?

  3. Amin Amir Nolow walaal jiro qosolkaba hiil ayuu gala wixi awodisa aha oo runta ka turjumeyso ayuu so bandhigey.

  4. Asc,shariif sakiin amarka Hawiye iyo Ethopia wa innoo ka qaata kanna dembeya D/M wa u dhamaatay shariifka wa nin Hawiye annaga naga mid yahay waana tageereen wa Guul noosoo hooyatay shariifka raali baan ka nahay waana garab taagan nahay wa GUUUL KKKKkkkkkkkkkkkkkkkkk NACASIIN

Comments are closed.