Daawo: Mudaaharaad Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Xukuumada Somaliland oo Maanta Ka Dhacay Magalada Burco

0
25

burcoMudaaharaad aad u balaaran oo geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada burco mudaaharaadkaas oo looga soo horjeedo siyaasada cusub e uu lasoo baxay madaxweyne Siilaanyo taasoo uu doonayao in uu ku cinqilaabo gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland  C/rahmaan Maxamed C/llaahi Ciro.

 

Daafeet.Com