Daawo Video Aan Ka Helney Magalada Baydhabo Shacab Si Gardaro Ah Xabad Loogu Furaayo

5
48

banabax3Videogan ayaad waxaad ku arki doontaan shacab si nabad gelyo ah u banaanbaxo oo rasaas ooda looga soo qaadey taasoo ay sameynayaa ciidanka bolisja gobolka ayagoo sida la sheegey amar kasoo qaatey taliyaha ciidana boliska ee gobolka

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. wadan dowlad leh oo dadkeeda saan loo galaayo waa wax lala yaabo. Waxaa socota mahadli kartid, hadaad hadashidna xabad ayaa ku hortaalo.

  2. waa Wax laga xumaado dhibka ka socda baydhabo ee ay abaabuleyso dowlada muqdisho..inshaallah wey dhamaan doonta xasan sheekhna 2016 ayuu tagayaa asagoo ceebeysan…koley ceeb Wax kama tartee cidan muqdisho..

  3. weli maka bixiseen wax cudur daar ah?
    Hadeey run yihiin waxa loo banaan baxaaya maxeey Nuunow &xirtiisa aay safka hore usoo geli waayeen iyaga & caruurtooda Dhiigga Maatida Taagta daran mansab laguma gaaraayo,ee hadeey Run idinka tahay waxa aad sheegeeysaan safka hore Idinka &caruurtiina soo istaaga Banaanbaxyada

Comments are closed.