Beel Ka Mid Ah Beelaha Somaaliyeed oo Taageertey Qoraalkii Kasoo Baxay Xafiiska Reysulwasaraha Ee Lagu Xirayey Shirka Baydhaba Ka Socda

1
35

baydhaboWarsaxaafadeed ay soo saareen beesha Carmo ayaa waxaa ay taageereen qoraalkii kasoobaxay xafiiska raysulwasaaraha qoraalkaas oo ujeedadiisu aheyd in la joojiyo shirka ka socda magalada baydhaba.

Suldaanka beesha carmo Suldaan Maxamed Carmo Maxamed ayaa warsaxaafadeedkan ku sheegey in shirka ka socda magalada baydhabo uu yahay mid fashil ku bilowdey ilaa iyo hadana ku socda fashil ugaaska ayaa intaa raaciyey in shirka ay fara maroogsadeen kooxo dano gaar ah wata.

carmo

1 COMMENT

  1. War Shirqool socda ha ku dhicina PM waa neef farganayo oo radinayo alliance si uu dantisa uu gaaro moshinkana majority uu helin DM yeey noqon JARANJARADI uu dantisa ku gaari la’haa. Shekadan uu keney ee dan nagama laha Somalidu waxa ay ku mahmahyoota mar ku dag mar labad ka Digtoonow . Shekadu waa maweelada Caruurta.

Comments are closed.