Aqriso Go,aanadii ay Wada Gaareeen Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya iyo Xildhibano Wakiil Ka Ah Xukuumada Federalka

2
42

bay2 (2)kulan aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay hoolka shirarka ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya kulankaas oo ay wada yeesheen muulka koonfur galbeed ee uu madaxweynaha u yahay Mudane Madoobe Nuunow Maxamed iyo qaar ka tirsan xildhaanada dowlada federalka ee ku sugan magalada baydhabo.

Kulanka ayaa waxaa ey diirada ku saareen xaalada guud ee koonfur galbeed iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka jira koonfur galbeed.

bay2 (1)

bay2 (2)

bay4 (1)

bay4 (2)

Halkaa hoose ka Aqriso Heshiiska

hishiis

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Asalaamu caleeykum W W.

    Madaxweeyne Madoobe nuunoow waa hogaamiye hogaankiisa lagu diirsaday, adkeeysi fiican leh,danta reer koofur galbeedna si fiican u yaqaana,isbedbedel badane aan laheen sida Jawaari, Shariif xasan,

    Marka walaalayaal waxaa dhinaceena nalaga rabaa in taageero buuxda la siiyo goáanada eey Madaxweeyne Nuunoow iyo kooxdiisa qaataan.

    Wax aan lagu dhibtoon dheef ma leh,

    Wabillaahi Toowfiiq

  2. Allahayow karim saan mey arrintu maresa Allah ha no gargaro Marku madobe nunow saxixayo Ileyn asaga waaba madaxweynihi kofuur galbede aweye wasirayashi ama gudomiya barlamaka kofur galbed ama Mallaq shurie mehay ayaga uu saxixi waayeeyn . Protocoll ma ha waxan oo kaleto. dib ha leysugu labto waa bahanahay baqdi loma cunno. DFS Gudomiye barmak ku xigeeno, Wasiro ayeey qaban , Shekadun waa barooirta orgiga ka weyn maweelis iyo madadalo oo waqti dhumis aha ayaa bilabatey si moshinka Casbdiwelli lagu hayo dib logu dhigo Xildhibanada DM ay cabdiwelli uu tageraan. War Xooy Xurdada ka kaca.

Comments are closed.