Faah faahin ku saabsan Shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo iyo Wararkii ugu danbeeyay

10
84

bawerWararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaalada Baydhabo caawa ay aad u kacsan tahay isla markaana haatan ay ka socdaan shirar kala gaar ah oo dhinacyadu ay uga arinsanayaa Foolxumadii maanta uu Jahwareer Jawaari uu ka sameeyay Magaalada iyadoo kooxdii sababtay shaqaaqadii maanta magaalada ka dhacdayna ay gebi ahaanba isaga huleeleen magaalada halka Jawaari iyo kooxdiisuna ay weli ku xabisan yihiin gudaha Xarunta seerjitada ee Garoonka Baydhaba.

Shirarkan ka socda gudaha magaalada ayaa waxaa inta badan haatan uu dhexmarayaa Beelo dadkooda lagu dhibaateeyay maanta iyo kuwa dhibaatada ku gaystay magac Dowladeed.

Dhanka kale warar ay Daafeet.com ka heshay ilo laysku halayn karo ayaa waxay ku waramayaan inuu Jawaari khadka Telefoonka uu kula soo xiriiray Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed isagoo ka tacasiyadaynaayo wixii maanta uu ka riday Baydhabo isla markaana codsaday inuu la kulmo Madaxweynaha ha yeeshee sida aan warka ku helayno Madaxweyne Nuunoow ayaa Jawaari ku wargeliyay in uu dhamaaday xiligii wadahadalka isla markaana wax kasta ee dhaca uu leeyahay Jawaari Masuuliyadeeda.

Magaalada Baydhabo Caasimada KoonfurGalbeed iyo Shacabka ku nool ayaa waxay maanta Banaanbaxyo nabadeed kaga hortageen wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Muqdisho Xasan Shiikh oo koox wax magarato ah oo uu horkacayay Jahwareer Jawaari ay usoo hogaamiyeen inay Baydhabo ka furaan shir ay ku kala goynayaan gobolada KoonfurGalbeed.

Kooxdan oo aan garan u jeedka kooxaha dhulboobka ayaa waxaa la qurxoonaatay inay shacabkooda u gumaadaan si ay u meel mariyaan fikirka dulmiga iyo Isir nacaybka ku dhisan ee dhulboobku u hayaan Shacabka KoonfurGalbeed gaar ahaan Qawmiyada Digil iyo Mirifle.

10 COMMENTS

  1. YEs wadahadal waa dhamadey Baydhaba wixi ka dhacana JAWARY ayaa ka Masuul ala Ogada Xildhibanad Kofur Galbeed Ogada Shacabka Koofur Galbeed una diyar garoba Difaac Sharaftina, Jiritankina iyo Dhulkina . Caburis iyo Cadadis jogto aha ayaa nanala daba taganyahay , Nabad waa nano didey, Naf ayaa noo timadey Difaac ayaa 24 sanno ku jirna Boob, Xasuuq, Barakicin ayaa nanagu haaya .No More

  2. Intii ku dhimatey maantaBbaydhaba oo sida naxaris darada logu soo direy tugada qoriga haysata. Allah ha uu naxaristo kuwa dilka shacabka baneystey oo sidi EEYAHA lo SO ADEGSADO ha leyska Celiyo
    Shacabkena Caburis Cadadis ayaa lala kor jooga. Somalida kale Deganadooda in la Boobo ama Shacabkoda laguma Dhaco in la habadeyo. Dad loga cabsado ayeey Qaban .
    Maanta anaga Xildhibanadena iyo Wasirayasha Goboladasi ayaan saan uu gale Shacabkoda CADADISKA IYO CABURINTA nanala donayo ayaga OGOLADEY Allah ha ka Jasiyo,Amin.
    DIGIL IYO MIRIFLE LOMA OOYAAN LOMA AARAAN AAN NOQONEY ALLAHAYOW ADIGA NO SO GURMO, OO NOO GARGAAR AMINNNNNNNNNNN

  3. Adan Madoowe iyo Xaabsade iyo xildhibaano kale dad miyaa dhulkooda ayay gadayaan waayo Hawiye ayaa lacag soo siiyay waxayna leeyihiin lix gobol waxaa hoostina ka bixi doonta saddex gobol inta aad ka fakiraysaan lix gobol. Bay, Bakol iyo Shabeelada Hoose waxaa idinla heesta Daarood. Qabiilka Hadame oo dhan waxay sheegtaan Ogaden iyo qabiilaad kale. Rahanweyn dad miyaa? aniga uma heesto inay dad yihiin. Baardheere, Luuq, Saakow waa lawada qaatay. Xildhibaanadiina lacag ayay qaateen sida Xaabsade iyo Adan Madoowe.

  4. leeysaan, lesaan dir ay sheegtaan, luwaay darood ay sheegtaan, hadame hawiye, darod iyo oromo ay sheegtaan eelay jareer weyne, ajuraan iyo ogadeen ay sheegtaan, hariin jareerweyne iyo ajuuraan waaye, jiroon jareer iyo ogaadeen waaye, yantaar daroodaa u badan. kuwa kalena saas lee waaye ee yaan la is kashifin.

  5. @leeysan mad ali,,,,,,,,,,hadamo nacayka iska cadeysto hadu hadama ogaden shegto ma adiga dm ahan laheyde ama xor ahan laheyd???? 700 o sano ka hor aya ogaden hortagneen ila hadana hor taganahay hadamo dhankiisa inay cadow dm ka so galaynin ilahna wa ogyahay adna wa ogtahay lakin waku aan geerida ogolen ee afarta ilka yarta ah ka cararo waa adinka oo 3 da naaf leeh.,,,,, mida kale dm xaabsade aya lugooya oo so dhabar jabiyay dagaalkiii qoryooley looga qaadi laha habaraney.

  6. War Gumeysa siduu idinkaga faidesto ayaad wadan (KALA QEYBI EE XUKUN) Stop Qabiladaka DM oo aad kala sareysan hadii aad tihiin DM Manta tan na haysato UNITY keliya ayaan kaga bixi karna .

  7. Wax kasto unconstitutional oo ka so xor jeda jiritanka binicadamka ayaa nanagu tijabiya waxasi oo dhana waxa ugu wacan ma qabno madax ka danqaneysa Shacabka dhulkasi .Intii shacabki ay matalayaeen wax uu qabtaan iska dhaafe Hasuqoda Barakintoda Dhibateyntoda ayaa Gumeysaha ugula SAFTAAN.
    Kuwasi Masajidaha baydhaba 4 4 ta la logu maro inuu ASWT la dhaafsiyo .
    Dastur ku shega aya baydhaba ka wadan kuwa Muqdisho laga so direy waxa ku qoran luqada 3 Gobol waa Somali , madana 3 Gobol aya degaan Somali oo dhan.
    Is weydiiiya maxa 6 Gobol loo didanyahay? maxa 3 Gobol nanogu qasbowhaya?
    War ASWT ka cabsada Dulli ha ogolaniina war anago so jeedna ayaa waxa kalo iska dhaafey BAY IYO BAKOOL la sheganowhaya oo Puntland Madaxweynaheda yiri 3 degmo oo bakool anaga iska leh (DAROOD) Hawiye wuxuu yiri from Marka tu Buur Hakaba aniga kula leh Jubadi Sare OGADEN ayaaba si toos uu sheganowhayo.
    War dadakena Dulli ha uu xorsedina Fir la tirtirowhayo ayaan ku suganahay Insha Fura, waxa nanagu haaya waa exterminations,extortion’s Barakicin man made fame named , welina kuwa ayaa dan gaar ah ula jira 3 Gobol ku shega War ASWt ka cabsada nafta mar aya go’daye inshaha ha is tirina waad uu jedaan in Qaald ay wado Dowlada Muqdisho iyo Hulufadooda , hadla peolpe of baydhowa VOISKODA aan nahay (VOICE FOR THE VOICELESS) anaga wadamo LAW AND ORDER KA jiro joogno maxan sugeyna in dadkena Omison iyo Cidamo Xamar laga keney lagu dalbado la XASUQO. Ilen Muqdisho Dowladeeda Baydhaba Shacabkeda uma tirsane . ANGA AAN ISKU TIRSANANO.
    Galmudud may aadan Dowlad ku shegani oo ay Mamul ay shegayaan ka so dhisan kuma dhacan Niman Rabbi iyo Rag ay qaban Puntland malintey hadasho Mamul Goboledkeda Diyarad ayaa lo qata si lo rali Geliyo waxay raban Sharci or not waa lo Sharciyeeya.
    Anagana Wixi aa Dhisanay ayaa la Burburin Raba , Shacabkena markey hadlaan waa la habadeynowhaya .Maxa naga qaladan.
    DM Rabbi aya Qabaan Rag ma Qabaan mi

  8. SAKIIN MACARUUF WAAYE!!LAKIN WA WAX LAGA XUMAADO IN OO JAWAARI DABA DHILIF U NOQDO MORYAANTA XAMAR KA TALIISO
    THE END JUSTIFIES THE MEANS..DOLLARS ..SHAME ON JAWARI
    Mr. Jawari, we are not buying anything from you, nor listening any more lectures from you as you were part of the causes of the THE TRAGEDY AND MASCARE OF INNOCENT PEOPLE THAT HAPPENED IN BAIDOA UNDER YOUR WATCH. BETTER SHUT UP!

  9. bismilaah ilaah janadii haka waraabiyo inta ku dhimatay inta ku dhaawacantayna caafimaad sariican ha siiyo inta jahwareerka wadatana ilaah haka qabto ummaddas ku dhaQAN KOONFUR GALBEED AAMIN

Comments are closed.