DEG DEG: Dhageyso Ra’iisal Wasaare C/weli oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Gollahiisa Wasiirada

0
70

Rasulwasaaraha-cusubRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhaweyd isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

1.Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Faarax Sheekh C/qaadir

2.Wasaarada Dastuurka iyo Cadaalada Saalim Caliyoow Ibroow

3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Burci Mohamed Hamze

4.Wasiiru Dowlaha Arimaha dibada iyo Maalgashiga C/laahi Maxamed Nuur

5.Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha dibada iyo Dhiirgelinta Maalgashiga C/raxmaan Cabdi Cusmaan

6.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyada C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow

7.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirk caalamiga Mahad Maxamed Salaad

8.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Marwo Fahmo Axmed Nuur.

Ku Dhageyso Mobilkaga.

Ku Dhageyso Mobilkaga.